Mareykanka oo loogu baaqay in Cunaqabateyn kusoo rogo Maxamed Bin Salman

Dowlada Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay masuuliyiin iyo saraakiil katirsan Boqortooyada Sacuudiga oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen dilkii magaalada Istanbuul loogu geestay Wariye Jamal Khashoggi. Amiirka Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman oo Sirdoonka Mareykanka shaaciyeen in uu ansixiyay Dilka Wariye Jamal Khashoggi ayaan kamid aheyn dadka lagu soo rogay cunaqabateynta. Madaxa Qaramada … Continue reading Mareykanka oo loogu baaqay in Cunaqabateyn kusoo rogo Maxamed Bin Salman